1/24
Dhaweeye screenshot 0
Dhaweeye screenshot 1
Dhaweeye screenshot 2
Dhaweeye screenshot 3
Dhaweeye screenshot 4
Dhaweeye screenshot 5
Dhaweeye screenshot 6
Dhaweeye screenshot 7
Dhaweeye screenshot 8
Dhaweeye screenshot 9
Dhaweeye screenshot 10
Dhaweeye screenshot 11
Dhaweeye screenshot 12
Dhaweeye screenshot 13
Dhaweeye screenshot 14
Dhaweeye screenshot 15
Dhaweeye screenshot 16
Dhaweeye screenshot 17
Dhaweeye screenshot 18
Dhaweeye screenshot 19
Dhaweeye screenshot 20
Dhaweeye screenshot 21
Dhaweeye screenshot 22
Dhaweeye screenshot 23
Dhaweeye Icon

Dhaweeye

TABAARAK ICT SOLUTIONS
Trustable Ranking IconDe confianza
1K+Descargas
27MBTamaño
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Versión Android
1.0.123(23-02-2024)Última versión
-
(0 Opiniones)
Age ratingPEGI-3
DetallesOpinionesVersionesInfo
1/24

Descripción de Dhaweeye

Qaabka is diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Qaabka es diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama ISAGO Isku diiwan galinaya facebook Google ama.

-Darawalka Sido la col rizada ayuu ISU diiwan galinaya Balse waxuu Sugaya INTA laga por lo aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka ayaa dooran Kara Meesha uu rabo en La geeyo, kadib ayuu arki edredón masaafada lagu Tagi Karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu Raaco HADII ay línea yihiin kadib waxuu ku xirmi edredón darawalka Ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, ISAGA ayaaana ku aqbali kara ama ku kara diidi.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan en La diiday AMA en la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo Meesha u suganyahy ku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah en darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah en darawalka Soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka Soo gaariga Raaco.

8-Darawalka waxuu arki edredón jidka u ku socdo Iyo sida Ugu dhaw u ka Tagi Karo Meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki La gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku ku qoranthay warbixin saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, la col rizada Sido mediados walba kan col rizada ayuu qiimeen ku samen edredón intii ay safarka ku AMA jireen.


Dhaweeye - Versión 1.0.123

(23-02-2024)
Otras versiones
Novedades1.Easy registration & login.2.Earn points, ride with dhaweeye cars and transfer it.

¡Todavía no hay reseñas! Para escribir la primera, .

-
0 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
¡Buena app garantizada!Esta app ha pasado las pruebas de seguridad de virus, malware y otros ataques maliciosos y no supone ninguna amenaza.

Dhaweeye - Información de APK

Version de la app: 1.0.123Paquete: com.dhaweeye.client
Compatibilidad con Android: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
Desarrollador:TABAARAK ICT SOLUTIONSPolítica de Privacidad:https://dhaweeye.comPermisos:16
Nombre: DhaweeyeTamaño: 27 MBDescargas: 11Versión : 1.0.123Fecha de lanzamiento: 2024-03-08 07:23:47Pantalla mín: SMALLCPU soportada:
ID del paquete: com.dhaweeye.clientFirma SHA1: 4C:63:DF:B7:A0:89:CA:64:10:33:0C:C6:D7:1F:A4:BC:02:64:4E:9ADesarrollador (CN): AndroidOrganización (O): Google Inc.Localización (L): Mountain ViewPaís (C): USEstado/ciudad (ST): California

Última versión de Dhaweeye

1.0.123Trust Icon Versions
23/2/2024
11 descargas26.5 MB Tamaño

Otras versiones

1.0.112Trust Icon Versions
13/2/2024
11 descargas17 MB Tamaño
1.0.111Trust Icon Versions
22/11/2023
11 descargas17 MB Tamaño
1.0.106Trust Icon Versions
28/8/2023
11 descargas17 MB Tamaño
1.0.102Trust Icon Versions
28/4/2023
11 descargas15 MB Tamaño
1.0.99Trust Icon Versions
6/2/2023
11 descargas15 MB Tamaño
1.0.96Trust Icon Versions
23/1/2023
11 descargas15 MB Tamaño
1.0.94Trust Icon Versions
23/12/2022
11 descargas14 MB Tamaño
1.0.93Trust Icon Versions
25/11/2022
11 descargas14 MB Tamaño
1.0.92Trust Icon Versions
8/6/2022
11 descargas13.5 MB Tamaño

Apps en la misma categoría

Quizá también te interese...